Make your own free website on Tripod.com

calitiriighme.jpg

ILa qosol / Jokes

Ku soo dhawaaw Qaybta  Sheekoyinka Qosol ka ah
waxaan rajayanaya ainad ka heli doonto.
Sheekyin kan badan koodu maha wax ay ka soo shaqeeyey dad xirfada u leh waxay u badan yihiin wax aan iska sameey oo aan is iri dadka waxay siin karaan in yar oo dhoola cadays ah.

Full name:
Email address:
sheeko qosol leh ahda hayso ii soo dir
  

Qaybta Somaliga ah
 
 

Nin Somali ah baa waxaa la keenay USA markii uu yimid oo loo soo sarayay waraaqdii shada baa wax la yir waxaad  keentaa waraqihii cafimaadka makraas buu aaday dhakhtar dhakhtarkii baa  u diray in u kaadida iska qado waxaa la soo siiyey caag yar oo la yiri ku so kaadi caagii ku shubay xoogaa wuxuu dhigay meel suuliga dhex diisa ah si uu arootii u xasuuto marku suuliga galo oo u qado islaantiisii oo  uur hal bil ah qabta oo aanu ogan baa suuligii u dhaaftay caajii oo meesha yaal bay aragtay markaas bay mooday in caruutu ku kaadiday suuligay ku shubtay markay cabaar joogtay bay xasuustay in uu odaygeedu laha iyan waa ka biqi jirtay markaas bay tiri oo hadan tayda ugu shubay muxu ka garnayaa teedii bay gadhka u gelisay caagiina meeshiisii bayku celi say isagoonwaxba oganay baa arootii kacay caagii oo aanu eegin buu dhegta qabtay dhakhtarkii bu la hor fadhiisatay waa laga qaday jawabta sug balayiri cabar ka bacdi baa wax ku soolaabtay naagtii u ahayd dhakhtarada markaas bay tir war balkalay naag tur  juban o o meesh joogtayan wa au yeertay markaas bay tiri ninkan waxaa lagu arkay wax aan raga kale laguarag e usheeg markas buu yiri waa amxay markaas bay tiri wax kaa soo baxay uu laba bilood ah nin kii hadal iska daaye waa neefsan waaye... By wiilwaal
 
Nin baa qabay xanuunak  wadanah aku dhaca malaintii danbe buu   wuxuu  u tegay  dhakhtar, dhakhxtar kii baa yiri waxaad u bahan tahay qalin wadanah ah waxaa loo diray  dhakhtarka wayn ee dadka lagu qalo, dhakhtarku wuxuu leeyahay qabay  lagu dhiso jidha dadka sida dadka raba naasah in loo sameeyey  laga shubo baruuta (balastig seerjari) nin kii baa sariir la saray  waa la suuxiyey  magaciisii  waraaq ku qoran axaa la dhigay sariitiisa dhinaceed  nin dhee wax isan jooga dhakh tarka nin raba naaso oo ay isku magac yihiin ku wii wax qali jiray oo aan waxaba u fiirsan baa sariitii kii wadan qalidiisa rabay dul yimid waxay firi yeen  magacii   waa ka xeeyey waxay geeyeey  qaybti nasaha lagu samayan jiray isagiina waa suux san yahay waxa loo sameeyey naaso waa wayan  markii qaliin kii la dhameeyey buu miyir saday mise waxa ka dul taagan laba taan buuug oo ka waawayan ku wa askarta waa nin kii wadan inaga qalo sugayay oo ku miyir saday isagoo naag ah .......By wiilwaal
 
 
Reer is ka degan oo odaygii iyo isalanti iyo caruutiiba leh baa waxay soo galeen qurbaha ka bacdi odaygii shaquu meel ka helay wuxuu ka shaqeeyaa meel Tagsiyada laga ka xeeyo. shaqada wuxuu ka soo baxaa mar ba qati gaar a, malah intuu shadada ku maqan yahay baa xaaskiisa nin kale ka shaqaystaa isaguna wuxu guriga yimaada meeshii oo lagu kal tegay waa iska nin dalane waxba uma u fiirsado malah kan naagta u soo dhuunta cilad xun buu qabaa oo ah Dhuuso badan weliba dhuusadaa kala asturane wuxuu qabaa tan la yiraahdo (Samatara Dhugwayan) maalintii danbe baa nin kii shaqadiisi aaday kiina wa au jeetay uuye makruu arkay in uu baxay buu gurigii u so dhafay odaygiiyo maanta shaqa fiican maad helin xiligii loobartayin uu soo labto xili ka so kaysuu soo labtay nin kii dhuusa wayanay meeshii buu ka shaqaysanayaa, waxaa la maqlay albaabkii oo la garaacayo naa wakuma buu yiri alal wa anin kaygii uun bay tiri naaxagaan galaa warsariita gal bay tiri hoosteeda, sariitii buu galay isagoo qawan. nin kii baa alabaabkii laga furay gurigii buu soogalay haye bal ii waran waa  waxay tiri belo ma ogin wuu dhaafay sariitii buu  isku kal bixiyey , Xaaji dhuuso oosariitii ku hoosjiraa  naxdiintii wax wixii uu ridi jiray ka wayni ka fakatay nin ii baa yaabay o yir ma caruutii mid ka midaa meesh ku dhuumanaya oo aad kaaga naxsatay sariitii uun buu fiiriyey mise laba indhood oo kuwiisa ka waawayan ba ka soo jeeda .........By Wiilwaal
 
Nin kii ugu horeyey ee qaxooti somaliyeed ahaa ee la keenay Minsota baa layiri baa waxaa iskaga qaldamay cirkii iyo dhulkii wuxuu la socday diyarada 24 saacadoo in ku dhow wuxuuintaa ku dhex jiray daruur. markuu maansoota yimidna wuxu  arkau barafkii oo dhulka buuxiyey markaas buu yiri bi waaye soonigan cir ka bixi waayey...... wiilwaal
 
Nin baa baadiyey isagoo jooga gabadh u haasawa tegay gabadha waxaa la fadhiya wiil yar oo walaal keed ah sidii loo sheekaysanayay baa gabadhii dhuuso ka fakatay markay ka fakatay bay kii yaraa oo wala keed aha oo ag ciyaarya dhirbaaxo uga soo gooysay oo tiri war nagadaa dhuusada belo ku dhashaye la soco nin kiina wuu ogaa in aanau yarku dhuusine cabar ka bacdi  nin kii baa dhuuso teedi ka wayan kaga bakh siiyey kii yaraa oo agtiisa ciyaarayuu dhirbaaxo uga soo gooyey o yir warangadaa dhuusada belo ku dhashaye markaas bay tiri oo aada dhuusaye maxaad yarka ku dhirbaxaysaa markaas buu yiri oo waxaan moodaayay hadaba labadeena kii dhuusaada kaga bakh siyaa inuu yarkaak dhirbaaxyee............by wiilwaal
 
 
Nin somali ah baa wuxuu galay bisinis xoola dhoofin ah markii laba jeer loo dhoofiyey buu mar labaad kii yiri aan xoolaha wax ka kaxayanayaa markaas baa layiri ka waran hadad adiguba ka xaysato abu dabi waa sidii adiguu suuqii xamar tegayey  markaas buu yiri walii dee haday sidaa tahayba aan kaxaysanaya xoolahayga okay baa layiri arigii buu doontii saaray wax yar ka dib wuxuu raacay diyaarad markuu eeriboodkii riyaad is dhextaagay buu jiha jiheeyey weligii eeribood wayan uu arag meel laga bilaabona muu garnayo  wuxuu arkay albaad dad ka sii gelayaan markaas buu yiri alla waa taa meeshii  magalada laga gelaayey alabaab kii buu soo aaday nasiib daro allbaab ku lama mid ahayan kuwuu soomaliya ku yaqanay oo kale wuxuu ahaa albaabada isfura isna xidha isaguna sheekadanba lama socoda weligiin ama arag albaba isagu is xidha makay alabaabkii dadkii dhaafeen isagiina wax yar u so ojiray buu albaab kii is xidhay wuu yaabay dib uu u laabtay oo wuxuu isku dayay in uu meel kale ka baxo markuu in yar socday baa dad kale oo diyaarada ka soo degay albaabkii aadaan isagiina waa u jeeda markay in yar u jireen buu furmay waa dhaafeen  nin kii astacajib baa loo keenay  wuxuu yiri marklae bal hada dad ka baxay isku dar oo dhaaf wuxuu sugay dad alababka aada mar danbuu arkay laba qof oo ka sii baxaya wuu soo orday kabax buu is yiri intuu soo ordaaya dadkii dhaafeen albaabkiina uu is xidhay markaas buu yiri waxaan is iri meesha waxani wax ka wayne xoolihii somaliya dhogortoodii baa kaa uraysa oo wadankaan lagaa rabin waxan ku haysta imigarashanka ee diyaarad dib u raadso oo laabo wuxuu meeshii fadhibay kuwii diyarada maydhi jiray baa arkay nin kan meesha fadhiya markaas bay yirahdeen war maxaa meesha ku dhigay markaas buu yiri war waa layhaystaa ee wax ii qabta.............. maxamed c/laahi cali tiriig (WiilWaal)
 
Nin baa wuxuu yiri waa baan baadiyaha ka tegay markaas baan sacuudiga tegay markaan ayaamo joogay baa waxaan is iri dukaan alaab ka iibso meesha waa ku cusbahay dharkayguna xoogaa waa iska dayacan yihiin alabtan rabay markaan arkay bu yiri oo aan so qatay baan eeg eegay dunaan ki mise cidiba meesha ma fadhido dukaankuna waa carwao wayan oo wada muraydada waxa yleedahay albaab muraayada  markaas baan fikiray buu yiri o iri hadan meesha dharka kalao oo dhar cusub ka so qaato oo kuwan u dhigo allabtan watana meesh u dhigo oo ka baxo siday ku oganayaan markaa meeshii dharkuu galay wixii uu situu dhigay kuwa cusub buu isku soo taagay markaas buu is yiri bax meeshan camaria ku xidhan oo ay ka dawanayaan wixii dukaanka soo gala dadkii lahaan waxay joogaan meel danbe oo aan ka fogana meeshu wax ku kala bedelayo isaguse isma laha cid baa ku jeeda wuxuu is yiri bax nasiibdaro allbaab kii meeshuu ahaa baa ka luntay oo murayadihii buu hadaba mid madaxa ku qaadaa dharkuu xadayan waa ku taagan yahay kuwiina waa u jeedaan waan arkaan nin kan tuuga ahi in uu garan waayey albaab kii meeshuu ahaa isagoo hadaba gidaar isku qadayay ugu yeereen askartii waaba wuxuu ka faa iidaayey isagoo xidhan baa soomalia dib loogu soo celiyey looguan so qoray tuugii soomaliyeed ee lababaka garan waayey...........wiilwaal  


Qaybta Maraykan kan
 
 

1
 
The American data proved to be somewhat strange. Dave Barry is a well known humourist whose columns are syndicated in many American newspapers. In January 2002 he kindly devoted an entire column to LaughLab. At the end of the column he urged readers to submit jokes that simply ended with the punch line:
‘There's a weasel chomping on my privates.’

Within just a few days we had received over 1500 ‘weasel chomping’ jokes.

One weasel joke scored very highly in the USA and almost became the funniest joke in America. Here it is:

At the parade, the Colonel noticed something unusual going on and asked the Major: “Major Barry, what the devil's wrong with Sergeant Jones’ platoon? They seem to be all twitching and jumping about.”
“Well sir,” says Major Barry after a moment of observation. “There seems to be a weasel chomping on his privates.”

However, ignoring the weasels, the top American joke was…

A man and a friend are playing golf one day at their local golf course. One of the guys is about to chip onto the green when he sees a long funeral procession on the road next to the course. He stops in mid-swing, takes off his golf cap, closes his eyes, and bows down in prayer. His friend says: “Wow, that is the most thoughtful and touching thing I have ever seen. You truly are a kind man.” The man then replies: “Yeah, well we were married 35 years.”
2
 
was the group stage of the world cup and Brazil were to play the U.S.A. The Brazilian players entered the dressing room, all down and groggy, complaining that they all needed a challenge to get excitied about a game. At this point Ronaldo had enough of all the complaining, and officialy announced that the team could go off and enjoy themselves, while Ronaldo played the American squad all by himself. The rest of the Brazilian squad agreed and decided, Ronaldo is much better then anybody on the American team, and granted Ronaldo's wish with great enthusiasm.

The game had started, and the rest of the Brazilian team were on their way to the local pub for an enjoyable evening. The team passed by a bunch of T.V's being displayed at a store, and the game was being shown. 15 minutes had gone and it was still 0-0. The Brazilians all agreed that Ronaldo was doing pretty well.

On the way back to the stadium the final scores popped up at the same store they had passed on the way to the pub. The score they were all waiting for finally showed up, and it read: Brazil 0-0 U.S.A. The whole team was so very proud of their team-mate, for playing his heart out and getting a well desrved point for the team all by himself.

 The rest of the Brazilain squad finally came back, only to see Ronaldo sitting on the bench in the changing room with his head held firmly in his hands. Rivaldo went up to him and asked him what had happened. Ronaldo replied,  "I got sent off after 19 minutes." 


Carabig Jokes

Women and Men 2 

The last fight was my fault. My wife asked, "What's on the TV?" I  said, "Dust!"

In the beginning, God created earth and rested. Then God created man and rested. Then God created woman. Since then, neither God nor man has rested.

My wife and I are almost inseparable. In fact, last week it took four state troopers and a dog.

Why do men die before their wives? They want to.

What is the difference between a dog and a fox? About 5 drinks.

A beggar walked up to a well dressed woman shopping on Rodeo Drive and  said  "I haven't eaten anything in four days." She looked at him and said,  "Gosh, I wish I had your willpower."

Do you know the punishment for bigamy? Two mothers-in-law.

Young Son: "Is it true, Dad, I heard that in some parts of Africa a  man doesn't know his wife until he marries her?" Dad: "That happens in every country, son."

A man inserted an 'ad' in the classified: "Wife wanted". Next day he received a hundred letters. They all said the same thing: "You can have mine."

The most effective way to remember your wife's birthday is to forget it once.

First guy (proudly): "My wife's an angel!"  Second guy: "You're lucky, mine's still alive."

How do most men define marriage? An expensive way to get laundry done for free.

Just think, if it weren't for marriage, men would go through life thinking they had no faults at all.

If you want your wife to listen and pay undivided attention to every word you say, talk in your sleep.

 Then there was a man who said, "I never knew what real happiness was until I got married; and then it was too late."

 A little boy asked his father, "Daddy, how much does it cost to get married?  "And the father replied, "I don't know son, I'm still paying."

 The bumper sticker read:  "I lost 125 pounds in one day, I divorced her."

Women will never be equal to men until they can walk down the street with a bald head and a beer gut, and still think they are beautiful.

By: Maxamed C/laahi Cali Tiriig (wiilwaal)

wiilwaal

Free Guestbook
                           from Bravenet.com Free Guestbook from Bravenet.com