Make your own free website on Tripod.com

calitiriighme.jpg

About Me

This is the page where I'll describe myself in more detail.
 

Wacan oo wanaagsan mahad alleh baa is ka leh

aniga magacayga waxaa la yirahadaa Maxamed c/laahi  Cali Tiriig

sida ka muuqata page ka magaciisaba Cali Tiriig waa awoowahay isagaan ugu magacdaya web kaan furaba maxaa yeelay marka magacayga iyo kiisa lay agdhigo buu 1000 times ka caan sanayahay kayga oo waaba awoowahay magacna kulahaa meeshuu ku nolaa sidaa darteed baan ugu magac daray cali tiriig alle isaga iyo wixii dhantabay ha u naxariistee.

 Aniga waxaa ku dhashay Somalia Gaar ahaan Gobolka Sanaag Gaar ahaan Tuulada Jiidali. Jiidali waxy wax yar ka soo xigtaa ceerigaabo xaga bariga waana Tuulo aad iyo aad u quruxbadan waxayna leedahay beero la daaqsado xoolaha dhaqmaad ka ah khaas ahaan Olda. iyo ariga iyo weliba Geela. Halkaa waxan ku nolaa ilaa caruur nimadii kadibna waxan u so wareegay Degmada Badhan oo iyan kaba sii wacnayd Jiidali halkaan waxaan ku qatay waqtiyadii iigu ficanaa noloshayda kolayba intaan xasuuto u malaynaayo wax kafican in ay jiraan nin somaliya jooga meeshay doontoba ha noqotee oo dhalin yaro ah oo cafimaad qaba oo bulshadii baash kaga jira alxaasi waxaan hada ku danbeyey wadanka Maraykan ka halkaas oo aan wax ka barto waxan umalaynayaa in aanay intaas keliya ahayan sheekadaydu ee ay mar walba sacad walba mint walba ka sii badanaysay intay ahayd lakiin intan aan idinsheegay waa intii ugu reebtay xuusuusta gaar ka ah oo aan ilabi karin .

Barasha wanagsan bulshayahay

img000_maxamed1.jpg

sidaad u jeedaba waxaan ka garaji wayday sakandarigii may/20/2005 ayaan ka kudbay high school waxaan rajayanaya in aan jamacada galo sanadkan hadii aan wax isbalin amar ka alla hayee.
 

Heestan waxaan u sameey Tuuladayda Jiidali
 
Anoo subax garmaada ah
jiidali ku soo dhacay
iyadoo barwaaqo ah
gu'gu maanta ku ag jabay
oo aay jidhaamaha
xareedii ka jalac tiri
Rahu jalaw ka leeyahay
Ubaxa jaadba jaadiyo
Geedah cagaarkale
Doomartu jiifto
Ishii jaleecdaa daymad ala raacda
kama daasho aragee
Tani waa jid Roobaad
Jiilaal kama dhaco
Rabiyo na joojo nooga dhig mid aan jabin
Jawa iyo labiyo laami uu irmaan yahay
La jidayo caanaha
Bulshaduna ciyaarah cawaysaa habeenkii
Jiiftadaiyo jaantiyo  sacabkana la tumaya
Nin kii ciyaar guday uu cayaaro fiidkaa
Dabadeed Jarmaadad Subaxii baqola
Tani waa jid roobaad jiilaala kama dhaco rabiyo
na joojo nooga dhig mid aan jabin
 
Heesta maxamed C/laahi Cali tiriig (Wiilwaal)

 

moe.jpg
Taking a break from work

waxaan qabto

wacan ii wanagsan waxaan ahay arday waxan dhigtaa iskuulka magaciisa layirahdo.
 
W.F.H (Wake Field High) waxaan qaataa xisado kal gadisan
lakiin waxaan doonyaa in aan noqdo ingineer computer.
markaa wax u badan xisadayga ku wa ku saabsan.
computerada sida computer ingineerin tegcalaji. iwm
 
waxaan had aku jira sanad kii ugu danbeeyey
waxan rajaynayaa in aan ka garajiwaydo sanadak danbe aadan. jamacada.
 
 
 
 
byee
 
 
 


Waxayaabahaan Jeclahay.

somalia
 
Suuganata: Gabayada heesaha maansoyinka suugan oo dhan
Ciyaaraha: Jaaska, Hoolabayda,  IWM
Riwayadaha: hablayahow had maad guursan dooniin

Here's a list of some of my favorite music:

Nirvana, Frank Sinatra, Ibrahim Ferrer


By: Maxamed C/laahi Cali Tiriig (wiilwaal)

wiilwaal

Free Guestbook
                           from Bravenet.com Free Guestbook from Bravenet.com