Make your own free website on Tripod.com
Blog Tools
Edit your Blog
Build a Blog
View Profile
« December 2004 »
S M T W T F S
1 2 3 4
5 6 7 8 9 10 11
12 13 14 15 16 17 18
19 20 21 22 23 24 25
26 27 28 29 30 31
You are not logged in. Log in
Entries by Topic
All topics  «
Figrad
Gabay
Heeso
paltalk dadka so gala
Sawir, I W M
Codkaaga ka ku darso
Saturday, 11 December 2004

Mood:  lyrical
Topic: Heeso
wacan oo wanagsan heestan waxaa qada cabdi
waxaana sameeyey cabdilaahi farax
waxaadna ka heli kartaa cali tiriig online oo kaleya
Ceergabo iyo badhan
dhegaysi haboon wixii cod si ah hoos ku qor

Posted by calitiriighome at 11:04 AM EST
Post Comment | View Comments (3) | Permalink

Tuesday, 14 December 2004 - 11:00 AM EST

Name: cali

Ceergaabiyo Badhan



Carigoo barwaaqa ah

Casar tahay cad ceeduna

Ay ciirsimaad tahay

Ay ciirsimaad tahay



Casriga hablaha kacay

Adaan ka calmadayo

Calooshaad ku taal

Calooshaad ku taal




Ceergaabiyo badhan

Dhulka wada cagaarka leh

Yaa kula cawaysima

Ama cala calaha hoosiyo

Bada cidhifyadeediyo

Ceelaayo kula taga



Camalakaaga wacan iyo

Caashaqan is keen baray

Baan ku caano maale

Baan ku caano maale



Cimrigay intaan jiro

Ku canaacan maaye

Caafimaad ku noolow

Caafimaad ku noolow



Ceergaabiyo Badhan

Dhulka wada cagaarka leh

Yaa kula cawaysima

Ama Cala Calaha hoosiyo

Bada cidhifyadeediyo

Ceelaayo kula taga.

Friday, 17 December 2004 - 12:24 PM EST

Name: cali

heeso kale ku soo dar

Thursday, 6 January 2005 - 7:05 AM EST

Name: saciid farax

axa yaa hees

wwwwwwwwwwwwwwwwwwwwww

View Latest Entries